
The private sector is the portion of the country’s economy that is not directly governed by the government, and economic growth is the gradual rise in the quantity of goods and services produced per person overtime. Somalia has undergone a remarkable shift in recent years, which has been fueled by the brisk expansion of the private sector. These groups have established themselves as potent change agents, essential in reviving the economy and bringing about constructive change. The influence of private businesses on the Somali economy cannot be understated as the war-torn country continues to reconstruct itself (IMF, 2019). The private sector in Somalia has grown rapidly, demonstrated resistance, and continued to be a significant engine of the economy despite the difficult and nearly three decades-long battles. Construction, financial serVices, trade, telecommunications, and transportation (IMF, 2019). These industries expanded quickly and benefited from remittances from the diaspora. However, a lack of laws, the existence of anticompetitive elements, and severe security concerns continue to have a negative impact on business communities and obstruct the growth of current investments across the entire nation (World Bank, 2015. The following are the roles
Download full commentary report here
Hay’adaha gaarka loo leeyahay waa qayb ka mid ah dhaqaalaha dalka, kaasoo aysan si toos ah u maamulin dawladda, kobaca dhaqaalahana waa sare-u-kaca tirada badeecadaha iyo adeegyada la soo saaray ee qofkiiba. Soomaaliya waxay soo martay isbeddel cajiib ah sannadihii la soo dhaafay, kaas oo ka shidaal qaatay ballaarashada hay’adaha gaarka ah. Kooxahan waxay isu dejiyeen in ay yihiin wakiillada isbadal awood leh, oo muhiim u ah dib u soo nooleynta dhaqaalaha isla markaana keenaya isbadal wax dhisa. Saamaynta ganacsiyada gaarka loo leeyahay ee dhaqaalaha Soomaaliyeed lama fahmi karo maaddaama waddanka dagaal kasoo kabtay dibna isu dhisayo (IMF, 2019). Ganacsiga gaarka loo leeyahay ee Soomaaliya si dhakhso leh ayuu u koray, waxay muujisay adkaysiga, waxayna sii waday inay noqoto mashiin muhiim ah dhaqaalaha inkasta oo ayna adag tahay ku dhawaad seddex sano oo dagaalo ah. Dhismaha, adeegyada maaliyadeed, ganacsiga, isgaarsiinta, iyo gaadiidka (IMF, 2019 ). sharikadaani si dhakhso leh ayey u fidiyeen waxayna ka faa’iideysteen xawaaladaha qurbaha. Si kastaba ha noqotee, sharciyo la’aan, jiritaanka tartamayaasha iyo walaacyada amniga ee daran waxay sii wadaan inay saameyn taban ee ku yeeshaan ganacsatada waxayna carqaladeeyaan koritaanka maalgashiga hadda jira ee guud ahaan waddanka oo dhan (Bangiga Adduunka, 2015). Qodobada soo socdaa waa doorarka ganacsiyada gaarka loo leeyahay ee Soomaaliya ee ku aadan kor u qaadista koboca dhaqaalaha ee dalka: